Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha soomaaliya waxaa ka socda Barakac balaaran kadib markii ay hareereeyeen Ciidamo uu wato Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye kuwaas oo ka kooban ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug xili lagu jira Jilaal qoraxduna aad u kulushahay.
Leave a Reply