
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukumaddu ay qaadeyso tallaabooyin deg deg ah oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu saameeyeen ee Dowlad-goboleedka Jubaland, isagoo Shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha caalamiga ah ugu baaqay in ay gurmadka ka qeyb qaataan.
Leave a Reply