Madaxweyne Farmaajo Iyo Rooble oo Heshiis ka Gaaray Khilaafkoodii

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuridaada Fedweraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble  oo wada hadal yeeshay ayaa xal ka gaaray arrimihii lagu kala aragti duwanaa, iyagoo soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan qodobbadii lagu heshiiyay.

War-saxaafadeed ay soo saareen kulanka kadib ayaa sidaan u qornaa.

1-In Agaasimaha Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka sii ahaado Yaasin Faray ilaa laga soo Magacaabo Agaasime.

2- in Bashiir Goobe loo Magacaabo Wasiiru Dowle.

3- in Wasiirka Amniga sii ahaado Cabdulaahi Maxamed Nuur.

4-in la dardargelinta doorasho ku qabsoonta sida ugu dhow.

5- in la iska kaashado la dagaalanka Argigixisada Alshabaab.Madaxda ugu saraysa dalka Ayaa Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen uga Mahadceliyey dadaalkiisa ku aadanaa is fahanka iyo Heshiiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.