Sheekh Maxmed Shakir Cali Xassan oo warbahinta kula hadlay Guriceel ayaa soo dhaweeyey baaqyada ka imaanaya Cululmada Ahlusuna ee kusugan Muqdisho iyo kan odayaasha ee ah in arinta guriceel wadahadal lagu dhameeyo. dhanka kale sheekh Shaakir ayaa Ciidamada Dowlada ugu baaqay in aysan qeyb ka noqon dagaal lagu soo qaado Guriceel.
Leave a Reply