
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay Xeebta Liido Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda, xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.









Leave a Reply