Dagaal culus ayaa maalintii sadaxaad ka qarxay saakay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, gaar ahaan aaga Jaamacada oo ay dhismayaal kudhow go’doon kuyihiin maleeshiyaad ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminaayo Sheekh Shaakir.
Dagaalka wali ka socda Magaaada Guruceel ayaa sababay Qasaaro Fara badan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Barakicin.
Ciidamada Dowlafa oo kaashanaya kuwa Maamulka Galgadud ayaa inta badan Magaalada guriceel Gacanta Ku haya wal
Leave a Reply