
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban.
1 } Wasiirka Arimaha gudaha Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax Gudoomiye.
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur
3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur
4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab
Leave a Reply