
Sawiro:Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, xili uu jiro dhaq-dhaqaaq ciidamada qalabka […]