Axmed Madoobe oo diyaradii ku gubatay Doolow ku eedeeyey Dowlada

axmedmadoobe

Maamulka Axmed madoobe ee ka arimiya Kismaayo ayaa war qoraala kasoo saaray Diyaarad dab ku qabsaday magaalada Doolow ee Gobolka Gedo.

eeedeynta kasoo baxday Maamulka Axmed madoobe ayaa Sidaan u qornayd.

“Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadu iyada oo ka xun shilkaas nasiib darada ah, waxay cambaareyneysaa Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya (DFS) faragalinta qaawan islamarkaana hareer-marsan sharciga ee ay ku hayso garoomada diyaaradaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland.”

Waxaa Xusid Mudan in Garoomo badan oo ku yaala dalka aysan lahayn dab damis taas oo loo baahan yahay in wax laga qabto baahiyaha garoomada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.