Qasaaro ka dhashay weerar Caawa lagu qaaday Ilaalada Madaxwayne kuxigeenka Puntland

karaash

Iska hor Imaad udhaxeeya iIaalada Madaxwayne ku Xigeenka Punland Ahmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Ciidamada Taraafikada Wadooyinka Garoowe ayaa ka dhacday Caawa Inta udhaxaysa Madaxtooyadii hore ee Puntland iyo Xarunta Ciidamada Taraafikada.

Inta la xaqiijyay hal Ruux ayaa Ku Geeriyooday Rasaasta udhaxaysa Labada Dhinac labo Askarina waa ku dhaawacmeen waxaase dhici kara inuu qasaaraha intaa ka badato.

Madaxtooyadii hore ee Puntland ayaa deegaan u ah Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo deris la ah xarunta ciidamada Taraafikada Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.