Wasiir Dubbe oo Lagu eedeyey inuu faragalin ku hayo beesha Haberjeclo

wasiir

Cuqaasha iyo Salaadiinta beesha habarJeclo ee Kasoo jeeda Somaaliland ayaa Wasiirka Warfaafinta xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Senator Cismaan Dubbe ku eedeeyay in uu faro gelin kuhaayo Cuqaasha beesha kalana garan waayey hawsha dhaqanka iyo tan wasiirnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.