Ahlusuna oo Dalbaday in laga dhigo Madaxa Xukuumada Galmudug

shaakir

Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ka hadlay arrimo badan oo kua aaddan xaaladaha Galmudug iyo dagaaladaadii dhawaan ka dhacay Gobolka Galgaduud iyo waxa dalabkooda uu yahay.

Sheekh Maxamuuf mowqifkiisa ku aaddan xaaladda Galmudug kaddib dagaalkii dhawaan dhex maray ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug oo la sheegay inay gacan ka helayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.