Kursigii Xildhibanimo dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee dhawaan loo doortay ra’isulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed Maxamed khadar ayaa oo go’aan laga gaaray.
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay in hanaanka loo maamuley Doorashada kursi lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021, sidaas darteed waxuu ku wargalinayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Her Federal (GHDHF) in ay u fasaxan yihiin.
Leave a Reply