Dhageyso:Wareyso:Mustafe Cagjar oo ka hadlay dagaalka Ethiopia

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay dagaalka dhaliyey qasaaraha badan ee kasocda Itoobiya kaas haatan ku faafaya guud ahaan dalka Itoobiya.

Mustafe Cagjar ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan dagaalka lagu riiqmay ee u dhexeeya TPLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya, iyadoo sidoo kale uu shaaca ka qaaday in ay jirto saameyn uu ku yeeshay dhanka Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.