Sheekh Shariif oo dhaaliilay habka ay usocoto doorashada Soomaaliya

shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Musharax Madaxwayne ayaa waxuu ka hadlay qaabka ay socoto doorashada Soomaaliya waxuuna sheegay inay jirto huban la’aan ah xiliga doorashada ay si sax ah u bilaabanayso iyo xiliga ay dhammaanayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.