Masuuliyiin uu hogaaminayay madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo kormeeray dhismaha jidadka laamida ah ee isku xira Godey-Qalaafo iyo Godey-Hargeelle.
Jidkan oo dhererkiisu dhan yahay 100 kiilomitir ayay baahi weyn u qabaan shacabka magaalada Har-geelle oo ay la soo fac-tirsatay waddo-xumo baahsan, balse cabashada shacabkaasi ayay isbaddelkii kaddib xukuumadda Deegaanku ka jawaabtay.
Leave a Reply