
General laba-afle oo kuna howlanaa xal u raadinta arinta ahlusunnada hubeysan ee bohol joogta ayaa yiri “raga bohol jooga waxaan ku maqnayn 12-maalmood oo aan is laheyn yaysan wiilal dambe dagaal ku dhiman balse nabadii aan wadnay way naga diideen, anagu waan kasoo quusaney ee go’aankii dambe ee laga qaadanayo dowlada ayuu u yaalaa.”
Leave a Reply