Abaaro iyo Biyo La’aan Saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ayaa Kajira Gobolka Gedo gaar ahaan Deegaano hoos yimaada Degmooyinka Ceelwaaq, Garbaaharay iyo Buurdhuuubo iyo Deegaano badan oo kale.
Waxgaradka iyo Culumada Gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen inay jiraan dad iyo Duunyo ay dhib ka soo gaartay abaarta ka jirta Gedo taas oo u baahan gurmad dagdaga.
Leave a Reply