
Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta qabiilka (Bisin samadoor Waxadsame) oo ka tirsan beel weynta Maxamuud Hiraab (Duduble) ayaa maanta deeq xoolo nool oo dhan 5-neef oo geel ah iyo raashin ah ku wareejiyay ciidamada qalabka sida ee u taagan difaaca jiritaanka Maamulka Galmudug.
Leave a Reply