Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Safar Dalxiis Turkiga Ugu maqnaa ayaa Dalka kusoo laabtay

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Garoonka Diyaaradaha Aadan cade wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Wasiiro,Xildhibaano,Sarakiil ciidan iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa in kabadan 7 Jeer safar aan la sheegin waxa uu ku saabsan yahay waxaa uu ugu baxay dalka Turkiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.