Maamulka Degmada Caabudwaaq oo kaashanaayo Odayaasha Dhaqanka Culumo owdiinka Iyo ururada Dhalinyarada iyo Haweenka oo ay wehlinayaan Musharax Xildhibaan Cabdi Sacdi Jaamac iyo Qurba Joog ayaa maanta Booqday Qaysas ku Soo Roobraacay deegaano Hoos yimaado Mudug iyo Galgaduud iyagoo Gaarsiiyey Dhowr Booyadood oo biya ah iyo Raashin ay Ku deeqeen Bulshada Caabudwaaq.
Leave a Reply