Guddiga Gobollada Waqooyi oo soo saaray Jadwalka diiwaangelinta musharaxiinta 20th November 2021 admin Wararka Maanta 0 Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa Sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah. Share this:TwitterFacebookWhatsApp Wararka Maanta
Leave a Reply