Masuul ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Muqdisho

afrika

Agaasimihii idaacadda Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay magaalada, Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.

Cabdicasiis Afrika ayaa qaraxaasi markii hore waxaa ka soo gaaray dhaawac kaas oo uu u geeriyooday, Qaraxa ayay wararku sheegayaan in loogu xiray gaarigiisa.

Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale wararku sheegayaan in uu ku dhaawacmay agaasimaha TV-ga Qaranka SNTV Sharma’arke Maxamed Warsame.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.