Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada mid ka Mid ah beelaha Soomaaliyeed ee Daga Waqooyiga Galgaduud oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku baaqay in tartan Furan loo galo Kursiga Hop 53 kaas oo deegan doorashadiisu tahay tartan furan, dhanka kale dhalinyaradaan ayaa Madaxda galmudug ku eedeeyey sida loo Maamulay kuraasta aqalka sare inaysan sax sanayn.
Leave a Reply