Hay’adda Al-Rahma iyo Ugaas Maxamed xaashi oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in loo gurmado Bulshada Gobalka Gedo oo ay saameysay Abaarta ka jirta Soomaaliya.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply