Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) iyo Senator Xuseen Maxamed Daahir ayaa kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply