Saraakiil u hadashay Ciidamada Ammaanka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sharcidarro ku tilmaamtay xilqaadistii uu madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hey’addaasi, xilli maanta mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Deni ay sheegeen in ay waajib tahay in Agaasimaha Cusub ee Deni soo Magacaabay uu xilka la wareejiyo.
Leave a Reply