Maamulka Koonfurgalbeed oo Shaaciyey qabashada doorashada 11 Kursi
Guddiga Doorashada Dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Aqalka hoose ah kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.
Guddiga Doorashada Dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Aqalka hoose ah kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.
Magaalada London ee caasumada dalka UK waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo dhoweynayay safiirka cusub Soomaaliya u qaabilsan dalka UK Mudane Cabdulqadir Axmed kheyr.
9/1/1920 ayaa ciidankii koowaad ee ingiriiska oo lug iyo diyaaradba leh wuxuu tagay dhurcilaan oo laga sameeyay saldhig weyn iyo gagid banaan oo dayuuraduhu kaduulaan, maraakiibtii iyo ciidankii […]
Kumanaan ka mida Muslimiinta dalka Maraykanka ayaa kasoo qayb gashay aas loo sameeyey allaha Unaxariistee Dr Sheekh Maxamed xasan oo ka dhacay Magaalada columbus ee […]
DAGAALKII RUUGA AMA DULMADOOBE LOOYIQIINEY 1913 ayaa xaruuntii daraawiish oo taleex taala, nabadna loofadhiyo ayaa niman dhaawac ah oo firxad ah xaruuntii yimaadeen, waxeyna kuwarameen war […]
Shacabka Ku nool Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa aragtidooda ka dhiibtay khilaafka madaxda sare ee dalka ka dhex Jira kaas oo dib udhac ku […]
Midowga Musharaxiinta ayaa ku kala qeybsamay shir lagu taageerayo Ra’iisul Wasaare Rooble, loogana soo horjeedo waxay ku sheegeen isku day afgambiga ee lagu doonayay in […]
Wasiirrada Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa caawa kulan uu soo qaban qaabiyey Ra’iisalwasaare Rooble ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo sida siyaasadda, amniga […]
Magaalada Baladweyne ee xaruinta Gobolka Hiiraan, ayaa Caawa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Madaxwayne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo ciidamo kale oo kasoo horjeeda, […]
Waxaa socda baadigoobka ganacsade Soomaali ah oo muddo tobbaad ah lagu la’a yahay Kneya kadib markii ay goob ganacsi ka afduubeen dad aan heybtooda la […]
Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan. Madaxweynayaasha […]
Shirka Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Doorashada, amniga deegaanada Maamulka, iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo […]
Ra’iisalwasaaraha xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga Fadhiyaa sidii uu ku dhamays tiri lahaa Doorashada Xildhibaanada Soomaaliya Taas oo la dhaafay Mudadii loo […]
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, horyana u ahayd Safiirkii hore e South Sudan Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala […]
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Ragge oo la hadlay saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa ugu digay inaysan ku milmin xaaladaha siyaasadeed ee […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes