Ehelada Sakariye Maxamud Kalafoge iyo walaashiis Sowdo Maxamud Kalafoge oo askari ka tirsan ciidamada dowlada xabad ku furay ayaa sheegay in Meydadka labada Marxuum la aasi doonin ilaa Cadaalad ay ka helaan, lana soo qabto Ciidankii falkaas geystay.
Ehelada ayaa sidoo kale Madaxda dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo laamaha amniga ka Codsaday in Cadaalada la horkeeno Askartii ka dambeysay dilkooda.
Leave a Reply