Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey dil xalay Magaalada Muqdisho loo geystay Wiil iyo Gabar walaalo ah, kuwaasi oo wada saarnaa Mooto Bajaaj.
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in dilka loo geystay Sakariye Maxamud Kalafoge iyo Sowdo Maxamud oo dhacay xalay, isla markaana ay fuliyeen rag watay Gaari cabdibile ah oo u eg kuwa Ciidanka dowladda Federaalka.
Leave a Reply