
Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay machadka tababarada shaqaalaha rayidka Maamul Goboleedka Puntland, machadkan ayaa ka shaqayn doona tababaridda iyo kor uqaadidda xirfadaha iyo aqoonta shqaalaha rayidka.
Leave a Reply