Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa waxuu ka hadlay war baryahaan warbaahinta Soomalida tabinaysay ee ahaa inuu Senator Muuse Suudi heshiis hoose la galay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa kaloo Muuse sheegay Ra’iisul wasaare Rooble waxaa ku jira damac siyaasadeed oo uusan shaacin.
Leave a Reply