Shir looga soo horjeedo madaxda Galmudug loogana tashanaayey kasii mid ahaanshiyaha Maamulka Galmudug ee beelaha daga Waqooyiga gobalka Galgaduud ayaa ka furmay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
.Shirkaan oo ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ayaa waxaa uu hor u dhaca u ahaa Shir isdaba jooga ee looga soo horjeedo Maamulka Galmudug kuwaas oo laga tirsanayo inay ka shaqeeyeen dhibaatooyin lagu curyaaminayo beesha Mareexaan
Leave a Reply