Gudoomiyaha Degmada Balanballe ee Gobolka galgaduud Jaamaca Faarax Xeyle ayaa Warbaahinta Radio Balanballe uga warbixiyay dilal loo geystay dad shacab ah iyo Dagaalo ka dhacay deegaano hoostaga degmadaasi kuwaa oo u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada daga, isku dhacooduna uu salka ku hayo aanooyin qabiil, waxa uu ugu baaqay Maamul Galmudug in Ciidamo kala dhex dhigaan labada dhinac.
Leave a Reply