Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamida Xildhibaanada aqalka wakiilada Soomaliland ayaa waxuu ku eedeyey dhibaatadii shalay ka dhacday golaha wakiilada inay ka masuul tahay Madaxtooyadu waxay Golaha ku haysaa faragalin qaawan, wixii shalay dhacayna Masuuliyadeeda waxa qaadaya Muuse Biixi.
Leave a Reply