
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha Galmdug iyo wafdigiisa.
Leave a Reply