Boqolaal dadweyne ah iyo Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku soo dhaweeyay Ambassador Maxamed Xuseen Ambuukar “Awliyo”. oo musharaxa Xildhibaan ee kursiga Numberkiisa yahay HOPO55 ee deegaan doorashadiisa tahay Magaalada Xeraale ee gobolka galgaduud.
Leave a Reply