
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey wafdi ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni.
Madaxweynaha Puntland ayaa Masuuliyiin iyo Shacabka Koonfur Galbeed dhamaantood uga mahad celiyey sida wanaagsan ee loogu soo dhoweyey magaalada Baydhabo.
Leave a Reply