
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay munaasabada Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay hadal Maalmihii dambe kasoo yeerayey midowga Musharaxiinta qaar kamida waxuuna sheegay inaan la qabli karin in lagu noqdo teendhadii carte.
Leave a Reply