
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlaayey munaasabada Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxuu ka hadlay doorashada xildhibaanada soomaaliya ee dib udhaca ku yimid.
Leave a Reply