Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa Saaka ku waabariisatay waabariistay saan-saan colaadeed oo ka tagan magaalada Gudaheeda waxaana ugu danbeeyntii Dagaal xoogan dhex maray ciidamo ka wadda tir an maamulka putland.
Ciidamada PSF ee Xaruntooda tahay Boosaaso ayaa waxaa weerar kusoo qaaday Ciidamo Madaxwaynaha Puntland ka keenay furimaha dagaalka waxaana ciidankii deni laga qabsaday Labo gaari oo kuwa dagaalka ah
Geesta kale waxaa Dhaawac xoogan soo Garay taliyaha madaxtooyada bosaaso isagoona ku dhaawacmay Dagaalkii saak ka dhacay magaalada boosaaso, waxaana lasoo warinayaa in dhawaciisa uu yahay mid aad udaran yahay.
Leave a Reply