Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamida Culimada Puntland ayaa waxay ka hadleen dagaalkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, dagaalkaas oo sababay Dhimasho, Dhaawac iyo barakicin.
Culimada Puntland oo shir ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii Boosaaso, waxayna baaq udireen Madaxda Puntland iyo Saraakiisha PSF.
Leave a Reply