
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Maanta lagu Ansaxiyey Miisaniyada 2022 oo Tiradeeda gaaraysa (Sodon Malyan) oo Wasaardda Maaliyada ay soo Gudbisay.
Leave a Reply