
Golaha hoggaaminta Beesha Habagidir ayaa Maanta soo saaray digniin culus oo ku saabsan hagar daacin ay sheegeen in lagu hayo habsami socodka doorashada Soomaaliya.
Golaha ayaa sheegay inay u muuqato ififaalo iyo dhaq-dhaqaaqyo keeni kara xasilooni daro, colaad iyo carqaladeyn habsame u socodka iyo taaba gelinta doorashada Dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’isulwasaare Rooble.
Leave a Reply