Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport kusoo dhoweeyay Wasiirada Gaashaandhigga Amniga Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta iyo Xubnaha Labada gole ee Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale
Leave a Reply