
Magaalada Baladweyne ee xaruinta Gobolka Hiiraan, ayaa Caawa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Madaxwayne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo ciidamo kale oo kasoo horjeeda, dagaalkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac , kuna sii fidaya qaybo badan oo magaalada Baladweyne.
Sida wararka nagu soo gaarayaan dagaalka ayaa u dhaxeeya Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle, iyo sarkaal magaciisa la noogu sheegay Nuur Dheere.
Leave a Reply