Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

Cumar

Sawiro:Cumar Filish oo xariga ka jaray dhismaha waddo xiriiriso Waabari, Xamar Jajab iyo Xamar Weyne

29th December 2021 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab […]

deni

Deni oo magacaabay Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeenno

29th December 2021 admin 0

Madaxweynaha  Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo […]

elitehotel

Nabada Sugida Soomaaliya oo U jawaabtay 30 Jirkii 40 Milyan Haystay

29th December 2021 admin 0

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ka soo jawaabay warbixiintii uu ka dalbaday Wasiirka Amniga ee ku saabsaneyd xaalada Mukhtaar Roobow. Warqad uu ku saxiixnaa […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabele oo Muqdisho Soo Gaaray

28th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo lagu Soo dhaweeyey Muqdisho

28th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa […]

doorasho

Guddiga Doorashooyinka oo Sheegay in Faragalin Qaawan Lagu Hayo

28th December 2021 admin 0

Warsaxaafadeed kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Dalka ayaa waxay Sheegeen in Faragalin Qaawan lagu hayo, taas oo ay ku eedeeyeen xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya.

koonfur

Barlamaanka KGS oo Xasaanada ka Qaaday 3 Xildhibaan

28th December 2021 admin 0

Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa cod gacan taag ah Xasaanada uga Qaadey 3 Xubnood ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dib […]

boqorka

Dhageyso:Dadaalada Nabadeed ee laga dhex wado isimida Puntland iyo Deni

28th December 2021 admin 0

Waxaa magaalada Bosaaso gaaray isimo uu hoggaaminay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo Islaan bashiir islaan Cabdulla si ay xal waara ugu raadiyaan xaalka magaalada bosaaso […]

beesha

Beesha Caalamka oo Madaxda Soomaalida ugu baaqday inay isdajiyaan

27th December 2021 admin 0

Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda Soomaaliya ugu baaqaynaa […]

rooble

Daawo:Rooble oo War Kasoo Saaray Shaqo Ka Joojinta Lagu  Sameeyay

27th December 2021 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Xilka joojintii uu ku sameeyey Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

khayre

Xasan Cali Khayre oo ka hadlay Xaalada dalka ku sugan yahay

27th December 2021 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore ee soomaaliya Xasan cali kheyre ayaa sheegey In Dalku Galay Xaalad adag oo u baahan in xal loo helo arimaha doirashada.

Bada

Akhriso:Taliyihii Ciidanka Bada Soomaaliya oo Shaqo Joojin lagu Sameeyey

27th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya faray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage in uu shaqada ka joojiyo […]

Farmaajo

Farmaajo oo Shaqada Kajoojiyey Rooble kadib boob hanti Dowladeed

27th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo […]

guudlaawe

Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir guddoomiyay golaha wasiirada

26th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Maamul-goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixin […]

puntland

Guddiga Doorashada Puntland ayaa Shaaciyey Kuraasta Ugu Horreeysa Ee Golaha Shacabka

26th December 2021 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashada Mamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyay kuraasta ugu horreeysa ee doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Guddiga […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes