
Wasiir Cabdi Maxamed Jaamac ( Cabdiwaayeel) oo ka hadley booqasho asaga iyo ugaas Maxamed ay ku tageen garoonka diyaaradaha degmada Balanballe ayuu ugu baaqay Masuuliyiintii kala duwanaa ee Lacagta u balanqaaday Airporka Balanballe inay Bixiyaan ama yaboohooda la noqdaan.
Dhanka kale Cabdi Waayeel ayaa ugu baaqay in loo istaago sidii degdeg loogu dhamaystiri lahaa garoonka dhismaha Garoonka diyaaradaha Balnballe.
Leave a Reply