Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa Caawa kulan adag Magaalada Muqdisho kula yeeshay Madaxwsynayaasha Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed, Hishabeelle iyo Galmudug.
Kulankaan dhexmaray Madaxwaynayaasha Galmudug, Hirshabeelle, Koonfurgalbeed iyo Rooble ayaa waxaa looga hadlay xilka qaadistii Rooble ku sameeyey Guddiyada Doorashada iyo qilaafka soo kala dhexgalay Madaxda Sarre ee dalka.
Leave a Reply