
Madaxwayne Kuxigeenkii hore ee Puntland ahna Danjiriha Soomaaliya ee South Sudan Cabdixakiin Xaaji Cumar camey oo Magaalada Bosaaso u jooga ka qayb qaadashada sidii xal ;looga gaari lahaa dagaalkii dhawaan ka dhacay ayaa waxuu ka hadlay dagaal sababay qasaaro tira badan oo ka dhacay oo kasocda Saax-maygaag yo Sange Jabiye.
Leave a Reply